Sola Portal
Sola Portal
  • 602
  • 13 590 635
Qaabka loo furto Binance iyos ida loogu xiro Preimer Bank Part - 1
Casharkaan qeybtiisa koowaad waxaan ku baran soonaa qaabka loo furto Binance si aad u iibsatid CryptoCurrency iyo sida loogu xiro Preimer Bank.
Переглядів: 12 125

Відео

10 ka Astaan ee lagu garto hadii Gabadhu ay ku Jeceshahay.10 ka Astaan ee lagu garto hadii Gabadhu ay ku Jeceshahay.
10 ka Astaan ee lagu garto hadii Gabadhu ay ku Jeceshahay.
Переглядів 4,4 тис.17 днів тому
10 ka astaan ee lagu garto in Gabadhu aanu ku Jeclayn.10 ka astaan ee lagu garto in Gabadhu aanu ku Jeclayn.
10 ka astaan ee lagu garto in Gabadhu aanu ku Jeclayn.
Переглядів 6 тис.25 днів тому
Barnaamijkan waxaan kaga hadli doonaa 10 ka astaan ee lagu garto in Gabadhu aanu ku jeclayn, kaasoo dhamaan dumarka ay isaga mid yihiin.
Milkiile.comMilkiile.com
Milkiile.com
Переглядів 1,5 тис.27 днів тому
Qaabkee loo bilaabaa Cryptocurrency?Qaabkee loo bilaabaa Cryptocurrency?
Qaabkee loo bilaabaa Cryptocurrency?
Переглядів 13 тис.29 днів тому
Somalida maxaa ka qaldan?Somalida maxaa ka qaldan?
Somalida maxaa ka qaldan?
Переглядів 12 тис.29 днів тому
With delightful Haifa in HelsinkiWith delightful Haifa in Helsinki
With delightful Haifa in Helsinki
Переглядів 15 тис.2 місяці тому
One to one with Haifa, Somalida & Social MediaOne to one with Haifa, Somalida & Social Media
One to one with Haifa, Somalida & Social Media
Переглядів 7 тис.2 місяці тому
Bilan iyo Raga munaafaqiinta ah ee Somalida.Bilan iyo Raga munaafaqiinta ah ee Somalida.
Bilan iyo Raga munaafaqiinta ah ee Somalida.
Переглядів 9 тис.2 місяці тому
Somalida is cadeysa oo lagu arkay cudurka halista ah ee Cushing’s Disease.Somalida is cadeysa oo lagu arkay cudurka halista ah ee Cushing’s Disease.
Somalida is cadeysa oo lagu arkay cudurka halista ah ee Cushing’s Disease.
Переглядів 30 тис.2 місяці тому
Ramadan and Cryptocurrency in Dubai, UAE.Ramadan and Cryptocurrency in Dubai, UAE.
Ramadan and Cryptocurrency in Dubai, UAE.
Переглядів 4 тис.3 місяці тому
Meelaha ugu fiican ee lagu qaato bisha barakeysan ee Ramadaan waa wadamada Muslimka Carabta ah, Dubai waa meelahan ugu jeclahay bisha Soonqaad.
Somalidii Istanbul halkay ka baxeen?Somalidii Istanbul halkay ka baxeen?
Somalidii Istanbul halkay ka baxeen?
Переглядів 4,4 тис.3 місяці тому
Stocks iyo Crypto kuwee laga maal gashan karaa 2024Stocks iyo Crypto kuwee laga maal gashan karaa 2024
Stocks iyo Crypto kuwee laga maal gashan karaa 2024
Переглядів 22 тис.3 місяці тому
Casharkaan waxaan ku baran doonaa stocks iyo Crypto aad maal gashi ku sameyn kartid 2024
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
Переглядів 71 тис.3 місяці тому

КОМЕНТАРІ

  • @khadraali1706
    @khadraali1706 4 години тому

    Asc Abdinasir soo geli qaybtii labaad. Thank you

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 7 годин тому

    Luqada English ma muhiimbaa in sifiican u taqaano.

  • @FarxaanDiraac-g7q
    @FarxaanDiraac-g7q 12 годин тому

    Asc Teacher Sola Thank You For Your Hospitality My Allah Bless You

  • @suhaibfit6975
    @suhaibfit6975 День тому

    Who is here 1.7.24 and know what Happen about NVIDIA 😂😂😂😂😂 Abdinasir❤you are a big teacher 🫡🫡🫡

  • @Nopropaganda888
    @Nopropaganda888 День тому

    What is the name of the company that build this house

  • @Ali-sb9oo
    @Ali-sb9oo День тому

    So badi sida card looga xero

  • @updyaziz8717
    @updyaziz8717 День тому

    Travel agency ahan ma ugu shaqesa kara

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 День тому

    ❤❤❤❤❤

  • @fardusmohamed9392
    @fardusmohamed9392 День тому

    Mansha allah waxan kusu aali wall malagayaabaa in lacagii hoos udhacdoo aan ku khasato lcftii anoo dooonayay in aanfaaiido helo

  • @HoodoJaac
    @HoodoJaac День тому

    Wll ma laptobka uunbaa

  • @nadirabdihashi8693
    @nadirabdihashi8693 2 дні тому

    MA aqbali karaa passport expired ah wuu iga diidayaa mise was inuu valid yahay anyone.

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 2 дні тому

    yaa ila daawanaya video gaan 2024 iyo maanta waxa ka dhacaya Dalakeena , Soomaliyeey yaa igula yaaban hadalka Farmaajo iyo siduu waqic u yahay

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 2 дні тому

    Ustaad qaybtii kale soo geli.. fadlan waa ku sugaynaa

  • @abdifitahtoronto4443
    @abdifitahtoronto4443 2 дні тому

    Mahadsanid ustaad Allaha misanka xasanaadka kugu daro

  • @abdirisaqbuux5750
    @abdirisaqbuux5750 3 дні тому

    Ustaad sharaf baa leethy wlhi parti two noo soo daaah adoo mahadsan❤

  • @AbdifitahMahamud-w2f
    @AbdifitahMahamud-w2f 3 дні тому

    macacalin noosoo dhaqso

  • @user-tr2gy6ip5o
    @user-tr2gy6ip5o 3 дні тому

    Mahadsan wll

  • @mohamoudabdi7163
    @mohamoudabdi7163 3 дні тому

    Ustaad Account-kayga oon ku diiwaangaliyay Passport wllkay leeyahay lacagta makula bixi karaa Mastercard kayga

  • @maaxiyowmaahiyow9908
    @maaxiyowmaahiyow9908 3 дні тому

    Ustaad hal passport iyo hal magac dhowr account oo binance ah ma lagu sameysan karaa

  • @ikraammohamudomar9376
    @ikraammohamudomar9376 4 дні тому

    Mastercard salama malagu xirn kra

  • @mohamoudsulaimantimocade3334

    Muqaalka si fiican looma arko usdaad

  • @Mowlid-qorshe
    @Mowlid-qorshe 4 дні тому

    Part 2 Ayaan sugeynaa Ustaad adoo mahadsan ina caawi 🙏💯🙏

  • @eleven2084
    @eleven2084 4 дні тому

    we can't wait teacher plz part. Two🙏🏿

  • @mohamedhassanaden6855
    @mohamedhassanaden6855 4 дні тому

    Passprka haduu dhacsan yahay caadi miya malagu sameen karaa

  • @user-fb8pk9nz1g
    @user-fb8pk9nz1g 4 дні тому

    USTAAD SHIRKADA LAMAAL QASHADO SIDA APPLE OOKALE SIDA LACAGLOODHIGTO LOGANA MACAASHO HAL VIDEO KASAME

  • @hassankhalifa2333
    @hassankhalifa2333 4 дні тому

    ustaadii part two noo soo boobsi mahadsanid

  • @SabnaAli-nj7cz
    @SabnaAli-nj7cz 4 дні тому

    Qof ishega sida loisticmalo away

  • @adanmohamednor97ag
    @adanmohamednor97ag 4 дні тому

    Ustaad hadii aad telefon isticmaeyso sidee loo scan gareeya fadlan isheeg wuu iga difanyhee

  • @khalidqaran-bille3653
    @khalidqaran-bille3653 4 дні тому

    Mahadsanid Ustaad

  • @adanmohamednor97ag
    @adanmohamednor97ag 4 дні тому

    Ustaad qaabka scan ka usameyneyso ma fahmin

  • @AbdulahiEid
    @AbdulahiEid 4 дні тому

    Aadba u Mahadsantahay aqon iga dhimanba Ka Faidey

  • @faisalhusseinibrahim495
    @faisalhusseinibrahim495 5 днів тому

    Prof aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay google authinticatorka aad ayaan ugu baahnaa, sida fudud aad u sharaxdayna walaahi waan la dhacay hadana anoo tilmaamahaaga raacaya ayaan ku xirtey mahadsanid meel walba aad joogtana nabad iyo nolol heer sare ah ku noolow.

  • @CabdikariinXasanAxmed
    @CabdikariinXasanAxmed 5 днів тому

    Maclin liibaan ku waar

  • @ShadiyaCabdi-bg9rm
    @ShadiyaCabdi-bg9rm 5 днів тому

    Part two mee

  • @yuusufsheekhabdisulub4342
    @yuusufsheekhabdisulub4342 5 днів тому

    Aniga intaan muqdisho intaad ka imaaneeyso waa kusugi karaa lee waayo ma fahmi karo adilee iisameeynaayo inshaa allaah

  • @queenfaatima2792
    @queenfaatima2792 5 днів тому

    Passport qasab miyaa dhalasho kwrnama

  • @cumayrhassan8952
    @cumayrhassan8952 5 днів тому

    Thank you Prof sola we can't wait next lesson

  • @Xidigyare1
    @Xidigyare1 5 днів тому

    PART 2 KAAMA HEYNO MACALIN

  • @BillaaweTv
    @BillaaweTv 5 днів тому

    Mahadsanid bare sare

  • @user-ut9wp6dw9m
    @user-ut9wp6dw9m 6 днів тому

    Macalin hamster kombat kasoo hadal plz

  • @AbukarAbukar-ub4fg
    @AbukarAbukar-ub4fg 6 днів тому

    Ustaadii sidee binance loogu xirtaa

  • @AliHassanDoyow
    @AliHassanDoyow 6 днів тому

    Thanks macalin waan dhameyey waana verified

  • @muqdishostudio7632
    @muqdishostudio7632 6 днів тому

    Visa brasil aa muqdisho kaheli kartaaa

  • @umufadumo-us9ws
    @umufadumo-us9ws 6 днів тому

    Soo sameey inta dhiman

  • @thethechinfo
    @thethechinfo 6 днів тому

    Aad ayaad u mahadasatay waxa aan kaa kugaynaa part2

  • @nalkahussein9395
    @nalkahussein9395 6 днів тому

    M.a

  • @Abdirizak777
    @Abdirizak777 6 днів тому

    next sida laysugu xiro ustad🙏

  • @user-yr2qy1wo6u
    @user-yr2qy1wo6u 6 днів тому

    Aawaya casharkii ku xigay

  • @YukizaInaiman
    @YukizaInaiman 6 днів тому

    Macalimuu adigu ma invest bad isticmaleysaa mise trade waxa sidan udhaqaqaaqaya

  • @AbdullahiSabaaliye
    @AbdullahiSabaaliye 6 днів тому

    Maan sha allah mahad sanid ustaad